Maxkamad ku taalla Hargeysa oo xukuntay nin aflagaado u geystay diinta Islaamka

Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa laba 2 sano iyo 6 bilood oo xabsi ah ku xukuntay Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) ka dib markii lagu helay inuu aflagaadeeyey diinta Islaamka. Ninkan ayaa ka mid ahaa Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacaddaha Magaalada Hargeysa, isagoo maalmihii ugu dambeeyay baraha bushadda ku faafinyaey qoraalo diinta … Continue reading Maxkamad ku taalla Hargeysa oo xukuntay nin aflagaado u geystay diinta Islaamka